Maanso Xeebasho
Xalay weedha tabashada
Xalin waayay gocoshada
Xiisahayga muhashada
Xadka waaga socoshada,
Xiska doonay hanashada,
Sugi waayay xeebashada,
Xidhiidh aan tooyashaba,
Lahayn xaalka du ashada
Waxba maanku xilashaba
Yuu danaynin xigashaba
Halkani waa madal u gaar ah,suugaanta hal abuur maxamed murtaawi
Maanso Xeebasho
Xalay weedha tabashada
Xalin waayay gocoshada
Xiisahayga muhashada
Xadka waaga socoshada,
Xiska doonay hanashada,
Sugi waayay xeebashada,
Xidhiidh aan tooyashaba,
Lahayn xaalka du ashada
Waxba maanku xilashaba
Yuu danaynin xigashaba
Comments
Post a Comment